Khamiis, 12 Nofeembar 2026⚡ Ku shubo UC-gaaga MAANKA STORE →
Hadda shubo →
Ku saabsan

MAANKA NEWS

MAANKA NEWS waa bog war oo af Soomaali ah oo loogu talagalay ciyaartoyda PUBG Mobile. Halkan waxaad ka heleysaa wararka season-ka cusub, Royale Pass, dhacdooyinka, cusbooneysiinta ciyaarta iyo talooyin kaa caawinaya inaad ku guuleysato.

Bogga waa madax-bannaan, mana lahan xiriir la leh shirkadaha sameeyay ciyaarta.

Haddii aad rabto inaad UC ku shubato, booqo MAANKA STORE.